Naftaada sidee uaragtaa |Muhiim🥰 W/Q; MAHAMED RASHIID

Naftaada sidee uaragtaa |Muhiim🥰
Sidee ayaad uaragtaa naftaada misena tahay mid kuqanacsan naftisa waxan kuusoogudbin doonaa 3xeelad aad kuxoojin karto aragtida aad kaqabto nafsadaada.Ugu… Naftaada sidee uaragtaa |Muhiim🥰 Sidee ayaad uaragtaa naftaada misena tahay mid kuqanacsan naftisa waxan kuusoogudbin doonaa 3xeelad aad kuxoojin karto aragtida aad kaqabto nafsadaada. Ugu horeyn waa maxay sawirka nafsada sida aad umaleen karto marka aad isku eegto muraayada hasayeeshee waa mid kasii qoto dheer sawirka nafsada waa sida qofka uu uarko nafsadiisa amaba waxa uu ka aaminsanyahay nafsadiisa iyada oo noqon karta mid aad ufcn taas ooqofka siineeysa kalsooni ku aadan fikirkiisa io ficilkiisa waa mid xun taas oo shaki galin karta awoodaha qofka, dadka intooda badan ma awoodaan inee kafaaideystaan sawirka nafsadooda hadii aad adiga hoos udhigto nafsadaada ama awoodahaga waxaa hubaal ah ineesan jirin qof kor uqaadi kara waa wax aad umuhiim ah markaad fiiriso muraayada waxa aad kuqiimeeneeso qofka kuumuuqda adiga in aad arkeeso qof istaahila xishmad, guul, farxad io jaceyl mamid intaa lidi ku ah qaabka aad uaragto nafsadaada ayaa ah furaha ugu horeeya ee aad kuxaqiijin karto guulaha aad rabto waxaan rabaa inaa kusiiyo 3xeelado oo kaacaawinaya inaad kuqanacdo nafsadada sidoo kale kuwaa oo kordhin kara wax soo saarkaaga, kudhaqan kuwaani sidoo kale sidoo kale markastoo rabto inaad talabo wanagsan qaado fikirwanagsan kufikir kanasaar maskaxdaada fikradaha kuniyad jabiya. 1: Sameso liis; Qor dhamaan tayada shaqsiyadeed ee ugu fcn aad adigu leedahay waxba haisku cariirinin waqtigu hadii loo baahdo haqaadato maalmo ama todobaadyo si aad usameeso listgan lkn hajoojin ilaa aad kaqorto waxwalba oo wanagsan ama talent ay nafsadaada leedahay markii aad dhameestirto liskan waxaad ubaahantahay inaad qaadato waqti maalinkasta si aad dib ugu eegto listgan oo aad uxasuusiso naftaada qiimaha ay leedahay markaad sifcn ubaratid dhamaan tayada wanagsn aad leedahay midka ugu fcn ee matala rabitaankaaga ama aad isleedahay qibradaan ayaa kuufiicn. 2: Siniyad ah ulahadal nafsadaada; Waxyaabaha aadka uyaryar waxay saameen balaaran kuyeeshaan kalsoonida qofka qaas ahaan wadada uu maalinwalba qofka ulahadlo naftiisa, maka warqabtaa sida aad naftaada ulahadasho iskuday inaad kawarqabto inta jeer aad nafsadaada kulahadasho hadalo dhiirigelin ah oo sare uqaadaya kalsoonidaada ama hadalo burburinaya kalsoonidaada, waxaa hubaal ah dadka intooda badan ay kulahadlaan nafsadooda hadalo hoos udhigaya qiimahooda sida inuu isdhaho waxaan masamen kartid waad foolxuntahay io waxyaabo lamid ah hanoqon qofka ugu horeeya ee niyad jabiya nafsadaada halkii aad dhaleeceen laheyd kudadaal inaad sare uqaado meelaha aad kuliidato dhiirigeli nafsadaada oo kulahadal hadalo kutusinaya qiimahaaga. 3: Wax lawadaag dadka kale; Dhab ahaantii hadii aad rabto inaad dareento qiimaha aad leedahay waa in aad lawadaagtaada kartidaada dadka kale waqti intee laeg ayaa maalinkasta ama 7baadkasta kubixisaa inaad diirada saarto sidii aad ugu sookordhin laheyd wax qiimo leh dadka kugu hareereesan mise hadii aadan horey usameen midaan raadso hab aad ugu adeegto dadka kale adigoo ugu faaideysanaya aqoonta io qibrada aad leedahay, hadii aad horey usamen jirtay samee waxbadan oo labojibaar tani waa habka ugu muhiimsan ee aad kuhagaajin karto qaabka nafsadaada uaragto sababtoo ah waxay kudareensiineeysaa inaad tahay qof boos io qiimo kuleh dadka dhexdooda sidoo kale waxay kusiineesaa kalsooni dheeraad ah hauogalaan nafsadaada in ay isku eedeeyso waxyaabo maalaayacni ah waxaa lamahuraan ah markaad eegto muraayada inaad aragto qof kugu muhiim ah io qof aad rumeesantahay inuu wax walba qaban karo ugu danbeyn talaabooyinkaan raac si aad unoqoto qof heersare ah Wsc.. #Lawadaag Asxaabtaada w/q Mohmetrazhit

Comments

Popular Posts