Skip to main content

Posts

Featured

TAARIIKHDA QORAA MAXAMED RASHIID AADAN.

Maxamed rashiid aadan waa qoraa da' yar oo ku dhashey magaalo xeebeeda berbera hillaadii 2000 halkaas oo uu ku barbaarey, kuna soo qaatey dhalaanimadiisii Wuxuu Intaa ka dib usoo wareegey magaalo madaxda somalliland ee hargeisa sanadkii 2006 isagoo halkaas ka bilaabey waxbarashadii dugsiga hoose/dhexe iyo sare, wuxuuna wakhti ka mid ah wakhtiyadiisii waxbarasho ku qaatey dugsi boarding ah oo la odhan jirey Al-madiina Al-munawara ee barashada qur'aanka kariimka iyo shareecada islaamka, halkaas oo uu ku khatimey qur'aanka kariimka ah iyo buugaag kale oo uu ka mid ahaa Riyadul_Saalixiinka intaa ka dib maxamed wuxuu dib ugu soo noqdey hayaankii waxbarasho ee maadiga aheyd isagoo dhamaystey dugsiga sare, wuxuuna jeclaystey inuu noqdo qoraa , isagoo noqdeyna mid ka mid ah qoraayad ugu da'da yar gayiga soomaalida.. ........W/Q:Mohmetrazhit...✍

Latest Posts

MAARAYNTA WAKHTIGA. TALAABOOYIN WAXTAR LEH.

Dhambaal jaceyl W/Q:Mohmetrazhit..✍

BISHA DAMBARSAMO (OCTOBER)

MAAHMAAHYO.. W/Q: Mohamed Rashiid

AKHRISKA HABBOON: Sidee Wax Loo Akhriyaa W/Q: Maxamed Rashiid

MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN GABAY IYO GEERAAR IYO JIIFTO?..W/Q: Mahamed Rashiid

MAAN GURRACAN IYO GARASHO JAAN! W/Q: Maxamed Rashiid

AYAX TAG EELNA REEB W/Q; MAHAMED RASHIID

CADAALAD DOONOW' CADAALAD DIID HA NOQON W/Q:MAHAMED RASHIID

Naftaada sidee uaragtaa |Muhiim🥰 W/Q; MAHAMED RASHIID